Caawimaad!
Waxaan kaa caawinaynaa dhamaan baahi kasta oo suurtogal ah.
Call Us 24×7
+252-617-04-18-84
Write Us
koriyeictsolutions@gmail.com
Main office
Daru-salaam
Send Us a Message
Su’aalaha soo Laalaabta!.
Haa, waxaan bixinaa tababaro dhammaystiran oo ku saabsan xirfadaha kombiyuutarka, dhismaha nidaamyada (Systems), naqshadaynta, iyo xirfadaha dhijitaalka ah ee suuqa shaqada loogu baahan yahay
Waxa aad si toos ah uga diiwaangelin kartaa boggan adigoo buuxinaya foomka xiriirka, ama nagala soo xiriiri kara lambarada iyo cinwaanada ku xusan bogga Contact-ka.
Muddadu waxay ku xiran tahay nooca koorsada, balse barnaamijyadeenu waxay u badan yihiin kuwo la jaanqaadaya waqtiga ardayda iyagoo diiradda saaraya xirfad dhab ah oo la taaban karo.
Haa, dhammaan koorsooyinkay waxaa bixiya khubaro iyo injineero leh khibrad dhab ah oo dhanka horumarinta software-ka iyo tignoolajiyada ah.