Hano Xirfadaha Ugu Baahida Badan Suuqa, Bedel Mustaqbalkaaga!
Koriye ICT waa madal waxbarasho oo casri ah, looguna talagalay in bulshada Soomaaliyeed ay ku bartaan Web & System Development, Naqshadeynta (Design), Content Creation, iyo xirfadaha guusha nolosha. Diyaar ma u tahay inaad noqoto xirfadle isku filan?
Advanced Computer Courses
Baro xirfadaha computer oo ah bilowga mustaqbal ifaya.
Abuur Daqli digital ah
Baro xirfadaha internetka looga sameeyo lacag.
Korsooyin dibada ah
Barashada koorsooyin dibada oo si hufan loo xulay.
Koorsooyinka loogu Baahida Badanyahay
Fursadu maanta ayay ku hortaalaa ee beri waxay noqon kartaa mid aan laheyn albaab laga galo, maanta qaado koorso barina noqo xirfadle isku filan.
Mastering Digital Income & Wealth(Daqli iyo Hanti ka samee Internetka)
Noqo Xirfadle Suuqa Shaqada Loogu Baahanyahay
Koriye ICT waxay ku siinaysaa tababaro tayo leh oo kaa caawinaya inaad barato xirfadaha tignoolajiyada iyo hal-abuurka ee ugu muhiimsan, si aad u dhisto mustaqbal ifaya oo isku filnaansho leh.

Eng. Abubakar Abdikarim Hussein ( Shaadari)
Xirfadu waa mid kaa dhigi karta qof ku filan noloshiisa.
Halkaan waa kuugu diyaara jiheyn toosan oo kugu ridaysa wadda hormarka
Ka shaqeyso suuqyada internetka oo noqo qof jiifka lacagi kusoo gali karto.
Tiknoolajiyada & Barnaamijyada





What Our Students Have to Say
Koorsooyinka Koriye ICT waxay iga caawiyeen inaan si dhab ah u barto dhismaha nidaamyada (System Development). Hab-dhigista casharrada oo aad u cadcad awgeed, waxaan awooday inaan dhiso barnaamijyo casri ah oo xogta si hufan u maamulaya, taas oo ii furtay fursado shaqo oo cusub.

Cumar Xasan
Muqdisho, Soomaaliya
Koriye ICT iima kordhin oo kaliya xirfado kombiyuutar, balse waxay i siisay dhiirigelin dhab ah iyo jidkii aan ku gaari lahaa guul iyo isku filnaansho. Talooyinkooda dhanka shaqo-abuurka iyo tignoolajiyada waa kuwo nolosha beddelaya

Muna Jaamac
Hargeysa, Soomaaliya
Waa madasha ugu wanaagsan ee aan abid wax ka barto! Habka loo dhigayo casharrada naqshadaynta iyo dhismaha boggaga internet-ka (Web Development) waa mid toos ula jaanqaadaya baahida suuqa shaqada. Macalimiintu waa kuwo khibrad fog u leh tignoolajiyada.

Axmed Cali
Garoowe, Soomaaliya
Waxaan halkan ka bartay xirfadaha ugu muhiimsan ee maamulka xafiisyada iyo habaynta xogaha. Gaar ahaan barashada Excel ee heerka sare ah iyo xirfadaha dhijitaalka ah waxay wax weyn ka beddeleen shaqadaydii maalinlaha ahayd, waxayna i siiyeen kalsooni buuxda.

Amina Cumar
Nairobi, Kenya